Daawo xildhibaanadagolayaasha degaanka oo ay maanta kaga eegtay

HARGAYSA(murtimaal Guud ahaan golayaasha deegaanka degmooyinka Somaliland  ayay maanta kaga eegtahay mudo xileedkii loo kordhiyay taasi oo xiligan aanay jirin wax talaabo ah oo loo qaaday dhinaca doorashada iyo waxa laga yeelayo golayaasha deegaanka dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *